Somaliland Community of Greater Washington, DC oo Furtay Office Cusub.

0
Sunday October 11, 2015 - 18:30:58 in Announcements by Xarago Wanaag
  • Visits: 1384
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Community of Greater Washington, DC oo Furtay Office Cusub.

    Salaamu Calaynku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Salaamu Calaynku
Washington, DC(Somalilandamericans.org) Somaliland Community of Greater Washington, DC oo furtay office iyo website cusub oo ay ugu adeegayso dadka reer Somaliland ee ku nool halkan. Waxaan ogeegsiinaynaa dadweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan agagaarka Washington, DC in aan iskugu imanayno xalfad aan ugu dabaal dagayno office iyo website cusub oo loo furay adeega bulshada. halkan kala soco maalinta iyo meesha lagu kulmaayo ayaamaha soo socda.
Fadlan waxaad isku daydaan in aad ka soo qayb gasho Insho Allah.


Wuxuu faahfaahina la soo hiriir

Email: info@somalilandamericans.org

Jamal 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


About Us

Somaliland community of Greater Washington DC Metro is a community organization, which is initiated by concerned professional volunteers who intend to serve their community. It consists of the different age groups of the Somaliland community and is guided by the principles of equality, participation, dialogue, and respect. It intends to serve those who most in need of assistance and support such as elders, parents, children and young people.




READ MORE ABOUT SOMALILAND AMERICANS COMMUNITY!  

PHOTO GALLERY