JAALIYADA SOMALILAND EE DEGAN WASHINGTON, DC OO URUURIYAY LACAG AY KAGA QAYB QAADANAYAAN ABAARAH KA JIRA SOMALILAND.

0
Sunday March 13, 2016 - 14:07:11 in Special Events by Super Admin
  • Visits: 927
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    JAALIYADA SOMALILAND EE DEGAN WASHINGTON, DC OO URUURIYAY LACAG AY KAGA QAYB QAADANAYAAN ABAARAH KA JIRA SOMALILAND.

    Washington,DC(SomalilandUSA.org)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Washington,DC(SomalilandUSA.org)

JAALIYADA SOMALILAND EE DEGAN WASHINGTON, DC OO URUURIYAY LACAG AY KAGA QAYB QAADANAYAAN ABAARAH KA JIRA SOMALILAND.

Jaaliyada Somaliland ee degan agagaarka Washington,DC ee magaalo madexda Maraykanka ayaa xalayto iskugu yimid xalfad ay wax ugu uruurinayaan dadka abaaruhu ku saameeyeen meelo ka mida dhulka Somaliland.

Waxaa xalfadaasi ka soo qayb galay dadwayne tirabadan oo doonayay inay ay wax ka gaystaan abaaraha sida xun u haysta wadankeenii.

Xalfadaasi ayaa lagu uruuriyay lacag gaashaysa 4000 ilaa 5000 oo kun. Oo ah dollarka maraykanka. Lacagtaasi oo jaaliyadu ugu tala gashay inay ku wareejeen guddida dhawaan madaxweynaha Somaliland u magacaabay gurmadka abaaraha.

Waxaa halkaas mahadnaq loogu soo jeedayay xubnaha jaaliyada ah ee ka soo qaybgashay xalfadaas sida weyn loo soo abaabulay, Wakiilka Somaliland Rashid, Ninco Shibin, iyo gudiga jaaliyada Somaliland oo kala ah, Jamal Daroor, Mohamed Hariir, Kanachi Cowie iyo Kaltoon Essa.

Gudiga Jaaliayda Somaliland waxay halkaas ka soo jeediyeen in had iyo jeer isku duubnaan uun wax kasta oo jira lagaga bixi karo,

Jaaaliyada Somaliland ee reer Washington,dc waxay hada leedahay xaafis u adeega bulshada, taas oo la xoojiyaana ay wax weyn ka badali karto dadka halkan dagan iyo wadankiiba.

 

Jamal Aden

Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliland 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


About Us

Somaliland community of Greater Washington DC Metro is a community organization, which is initiated by concerned professional volunteers who intend to serve their community. It consists of the different age groups of the Somaliland community and is guided by the principles of equality, participation, dialogue, and respect. It intends to serve those who most in need of assistance and support such as elders, parents, children and young people.




READ MORE ABOUT SOMALILAND AMERICANS COMMUNITY!  

PHOTO GALLERY