FANAAN NUURDAALACAY OO XALAY KA SOO DIGAY WASHINGTON, DC SIDUU INOOLA CIIDO XUSKA 18 MAY

0
Thursday May 19, 2016 - 13:46:45 in Latest News by Super Admin
  • Visits: 692
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FANAAN NUURDAALACAY OO XALAY KA SOO DIGAY WASHINGTON, DC SIDUU INOOLA CIIDO XUSKA 18 MAY

    Washington,DC(SomalilandUSA.org)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Washington,DC(SomalilandUSA.org)

Waxaanu dhammaan Jaaliyadda reer Somaliland ee ku nool Washington DC, Virginia iyo Maryland ogaysiinaynaa in fanaanka wayn ee Nuurdaalacay xalay soo gaadhay Washington DC isagoo ugu talo galay inuu inagala qayb qaato xafladda dabaal-dega 18 May oo dhici doonta:

 

Maalinta & Taariikhda: Friday May 20, 2016 at 8:00PM.

Goobta: Waterford at Springfield

        6712 Commerce St,

        Springfield, VA 22150

 

Haddaba ha ma'ogaan inaad nalagala soo qayb gashid maalintan farxada weyn inoo leh oo sannadkan ku soo beegantahay 25aad guuraddii Somaliland lasoo noqotay xornimadeeda.

 

·         Free Children up to 18 years old

·         Free drinks and snacks

·         Free Somaliland Map

·         Free Somaliland flags sticker




Mahadsanid,

Gudiga Jaaliyadda Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


About Us

Somaliland community of Greater Washington DC Metro is a community organization, which is initiated by concerned professional volunteers who intend to serve their community. It consists of the different age groups of the Somaliland community and is guided by the principles of equality, participation, dialogue, and respect. It intends to serve those who most in need of assistance and support such as elders, parents, children and young people.




READ MORE ABOUT SOMALILAND AMERICANS COMMUNITY!  

PHOTO GALLERY