Happy Eid............ Announcement

0
Saturday July 02, 2016 - 14:06:52 in Special Events by Super Admin
  • Visits: 1003
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Happy Eid............ Announcement

    Washington,DC(SomalilandUSA.org)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Washington,DC(SomalilandUSA.org)



Eid Mubarak,


Waxaan illaahay ka baryaynaa inuu inaga aqbalo cibaadaddii aynu gudanay bisha barakaysan ee Ramadan - Aamin. 

Haddii aanu nahay guddida jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan Washington DC nawaaxigeeda, waxaanu ka cudur daaranaynaa inaanay sannadkan noo suurto galin inaanu helno meel park ah oo jaaliyaddu oo kaliya iskugu timaado laakiin aanu ugu bushaaraynayno inaanu soo helnay meel ay ku ciidayaan muslimiinta ku dhaqan Virginia. Waxaa kale oo jirta restaurant ay iskugu imanayaan dhowr reer oo jaaliyadda ka mid ah marka laga soo baxo salaada ciida.

Address-ka Meesha muslimiintu ku ciidayso:
Wakhtiga 6:00PM - 9:00PM





Address-ka Restuarant-ka:
Wakhtiga : 1:00PM - 3:00PM




Wixii faahfaahin ah waxaad fadlan la xiriirtaa Kaltuun Hussien Issa, numner-ka ah 571-246-2534

Haddaba - waxaanu jaaliyadda ku war galinaynaa inay sannadkan ku ciidan kolba halkii u dhow ama ay jeclaadan inay maalintan farxada leh ku ciidaan.

Mahadsanidin,

Guddida Jaaliyada Somaliland ee Virginia, Washington DC iyo Maryland. 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


About Us

Somaliland community of Greater Washington DC Metro is a community organization, which is initiated by concerned professional volunteers who intend to serve their community. It consists of the different age groups of the Somaliland community and is guided by the principles of equality, participation, dialogue, and respect. It intends to serve those who most in need of assistance and support such as elders, parents, children and young people.




READ MORE ABOUT SOMALILAND AMERICANS COMMUNITY!  

PHOTO GALLERY