Somaliland_Ethiopian Oo La Kulantay Ambassador Ethiopia U Fadhiya Washington, DC.

0
Thursday July 21, 2016 - 19:05:29 in Latest News by Super Admin
  • Visits: 553
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland_Ethiopian Oo La Kulantay Ambassador Ethiopia U Fadhiya Washington, DC.

    Wahington,DC(USA)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wahington,DC(USA) Jaaliyadda Somaliland-Etgiopians ka ku dhaqan Maraykanka Oo la kulmay Safiirka Ethiopia u fadhiya Caasimada Maraykanka, Washington, DC. Ambassador Girma Birru. Waxay Jaaliyaddu kala haddliin, Safiirka, Waxaa ugu mihiinsanaa xasuuqii Ka dhacay tuuladda Jamac Dubad, Oo ay u sheegiin Safiirka in ay ayaan daro tahay in police loogu tala galay in ay suggaan amaanka dadka , iyagii xasuuqaan dadkoodii danyarta ahaa. Loona baahanyahay in sharcigga la hor keeno dadkii Ka danbeeyay xasuuqaa. Team-kaa maanta la gulmay Safiirka waxaa hoggaaminayay, Mudane Ahmed Adan Dheri.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


About Us

Somaliland community of Greater Washington DC Metro is a community organization, which is initiated by concerned professional volunteers who intend to serve their community. It consists of the different age groups of the Somaliland community and is guided by the principles of equality, participation, dialogue, and respect. It intends to serve those who most in need of assistance and support such as elders, parents, children and young people.




READ MORE ABOUT SOMALILAND AMERICANS COMMUNITY!  

PHOTO GALLERY