Xusuusin - Burao Academy Fundraising Event

0
Thursday July 21, 2016 - 19:25:38 in Announcements by Super Admin
  • Visits: 565
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xusuusin - Burao Academy Fundraising Event

    Washington,DC(USA)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Washington,DC(USA)
Asalamu Alaykum,

Waxaanu dhammaan jaaliyadda reer Somaliland ee degan ag-agaarka Washington DC xasuusinaynaa in la qaban doono kulan ku saabsan Burcoa Academy Fundraising. 

Goobta:   6507 Columbia Pike 
          Annandale, VA 22003

Wakhtiga: Saturday July 23, 2016 at 6:30pm - 9:30pm


Haddaba dhammaan jaaliyadda waxaanu ku dhiirigalinaynaa inay ka soo qayb galaan xafladan dhaqaale ururinta Burao Academy. 

Haddii aad u baahataan faafhaahin dheeraad ah waxaad kala soo xidhiidhi kartaan telefone-ka ah: 703-505-8780 ama website-ka hoos ku qoran.



Mahadsanidin -


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


About Us

Somaliland community of Greater Washington DC Metro is a community organization, which is initiated by concerned professional volunteers who intend to serve their community. It consists of the different age groups of the Somaliland community and is guided by the principles of equality, participation, dialogue, and respect. It intends to serve those who most in need of assistance and support such as elders, parents, children and young people.




READ MORE ABOUT SOMALILAND AMERICANS COMMUNITY!  

PHOTO GALLERY