Guddiga Qaban Qaabada Xuska 18-ka May Ee Washington Iyo Hareeraheeda Oo Fariimo Muhiin Ah U Diray Jaaliyadda Halkaas Ee Somaliland.

0
Thursday April 06, 2017 - 03:43:29 in Special Events by Super Admin
  • Visits: 528
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga Qaban Qaabada Xuska 18-ka May Ee Washington Iyo Hareeraheeda Oo Fariimo Muhiin Ah U Diray Jaaliyadda Halkaas Ee Somaliland.

    Washington,DC:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Washington,DC:

Guddiga Qaban Qaabada Xuska 18-ka May Ee Washington Iyo Hareeraheeda Oo Fariimo Muhiin Ah U Diray Jaaliyadda Halkaas Ee Somaliland.

Washington, DC.():) Guddiga Gacanta ku haysa u diyaar garawga munaasibada 18-ka May ee ku beegan sanad guurada 26aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada madax banaanida Somaliland ee lagu qabanaayo magaalo madaxda Maraykan Ee Washington ayaa fariin u diraaya jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Washinton iyo hareeraheeda.

Guddida ayaa jaaliyadda ka war galisay wakhtiga la qabanaayo munaasibada loogu dabaal dagayo 18-ka May. Ku was oo sheegay in xalfada laqabanaayo 19-ka bisha May oo ku began maalin Jimce ah.

Sanadka waxaan nasiib u yeeshiin in ay farxadaaa munaasibada la qaataan fanaankii caanka ahaaye, NUUR JAMA ADAN_NUURDAALACAY, iyo Fanaanada caanka ah ee, ROODA WACAN.

Sidoo Kale xubnaha guddida ahi waxay ku war geliyeen jaaliyada in lacagta ka soo xaroota munaasibadan qaar loogu deeqi dadka ku dhaqan Somaliland ee ay abaarta xuni hayso. Waxaanay Jaaliyada kula dardaarmeen inay ka soo qaby galaan si taakulada abaarta loogu helo dhaale badan.

Magacyada Xubnaha Guddida:

Jamal Yusuf Daroor

Kaltuun Xuseen Ciise

Kanachi Mohamed Khawi

Mohamed Hariir

Fahiimo Aar

Mohamed Hime

Farah Mohamed




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


About Us

Somaliland community of Greater Washington DC Metro is a community organization, which is initiated by concerned professional volunteers who intend to serve their community. It consists of the different age groups of the Somaliland community and is guided by the principles of equality, participation, dialogue, and respect. It intends to serve those who most in need of assistance and support such as elders, parents, children and young people.




READ MORE ABOUT SOMALILAND AMERICANS COMMUNITY!  

PHOTO GALLERY