TACSI TIIRAANYO LEH, FAIRFAX, VIRGINIA

0
Sunday April 09, 2017 - 19:28:51 in Announcements by Super Admin
  • Visits: 708
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI TIIRAANYO LEH, FAIRFAX, VIRGINIA

    Washington,DC(SomalilandUSA.org)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Washington,DC(SomalilandUSA.org)

TACSI TIIRAANYO LEH, FAIRFAX, VIRGINIA

Hadii aan nahay Jaaliyadda Reer Somaliland ku dhaqan hareeraha Washington, DC, waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ehelkii iyo qaaraabadii ka baxay Marxuun Ahmed Kahiye Badil, oo maanta ku geeriyoodday, Fairfax, Virginia (April 9, 2017). In-naa lilaahi waa in naa ilaayhi raajicuun. Ilaahay janaddii fardoowsa ha geeyo.

Marxuumka waxaa lagu tikanayaa maalinta ah:

Monday April 10, 2017 (Waa bari)

Time: Duhur time 1:30PM

Address: Dar Al-Hijrah

3159 Row St

Falls Church, Virginia 22044

 

Waxaa lagu aa sayaa:

Cemetery address:

1112 Brooke Rd

Fredericksburg, Virginia 22405

Info: Ibraahim Qoodaaf 703-303-9029

Fadlan haddii aad ka soo qayb kali kartaan ka soo qayb kala, salaada duhur iyo marka la aasayo ba.

Mahadsanidin,

Somaliland Community of Greater Washington, DC

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


About Us

Somaliland community of Greater Washington DC Metro is a community organization, which is initiated by concerned professional volunteers who intend to serve their community. It consists of the different age groups of the Somaliland community and is guided by the principles of equality, participation, dialogue, and respect. It intends to serve those who most in need of assistance and support such as elders, parents, children and young people.




READ MORE ABOUT SOMALILAND AMERICANS COMMUNITY!  

PHOTO GALLERY