Ogaysiis Ku Saabsan Maalinta Xuska 19-May Ee Jaaliyadda Washington, DC Nawaaxigeeda.

0
Sunday April 16, 2017 - 16:08:56 in Announcements by Super Admin
  • Visits: 376
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogaysiis Ku Saabsan Maalinta Xuska 19-May Ee Jaaliyadda Washington, DC Nawaaxigeeda.

    Washington,DC(SomalilandAmericans.org)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Washington,DC(SomalilandAmericans.org)

Asalaamu Alaykum,

April 16, 2017

Jaaliyadda Reer Somaliland ee dagan agagaarkaWashington, DC iyo nawaaxigeeda in aan idiinku bushaarayno inaanu si wayn ugu diyaar garoobayno qaban-qaabaddii xuska maalinta sannad-guuraddii 26aad ee Somaliland kala soo noqotay isku-taggii labaddii dal ee la isku odhan jiray Soomaaliya. Sannadkan Sidaad ila socotaanba wadankiinii waxaa ka jira abaaro xun oo muddo 4 sanadoodba hayay, Siddaa daraadeed waxaan ugu tala galay in aad sanadka aynu sifiican ugu dabaal dagno maalinta qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, dhinaca kalina aan qaadhaan ugu uruurino lacagta yar ee ka soo xaroota Meesha. Fanaaniinteena Qaranka, Nuurdaalay iyo Rooda Wacan na waxay nala qaateen in ay waqtigooda ugu deeqaan dadkaa reer Somaliland ee dhibaataysa. Markaa waxaan idinka codsanaynaa in aad nagala soo qayb gashaan.

Haddaba waxaanu jaaliyadda reer Somaliland ee ku nool ag-agaarka Washington DC iyo goboladda ka agg dhowba inay ku dhiiri galinaynaa inay si wayn uga soo qayb galaan habeenkaas idinkoo tusaya baahida ay Somaliland u qabto inay aqoonsi heshon iyo idinkoo ogaada in aad wax ka tartay baahida abaaraha.

Waxaan kale oo aan idinka codsanaynaa inaad carruurtiina soo kaxaysaan si ay u bartaan dhaqanka iyo taariikhda Somaliland - iyagoo kana kasban doonna saaxiibo cusub. Waxaanu idinku dhiiri-galinaynaa inaad usoo xidhaan dharka dhaqanka Somaliland.

 

Ugu danbayntii haddii aanu nahay guddida Jaaliyadda Reer Somaliland ee Washington DC waxaanu si wayn idiinka codsanyanaa inaad nagala qayb qaadataan qaban qaabada xafladan muhiimka ah - idinkoo naga caawin doonna:

 

  • Xagga qaban u diyaar garowga -sida dhalinyaro nagalla shaqaysa xaflada
  • Xagga dhaqaalaha (Waxaanu ku talo jirnaa inaanu fanaaniin soo casuuno)
  • Xagga taladda guud

 

Wixii faah-faahin ah waxaad kala soo xidhiidhi kartaan maamulka Jaaliyada Somaliland ee Washington DC.

 

Allah Mahad Leh,

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


About Us

Somaliland community of Greater Washington DC Metro is a community organization, which is initiated by concerned professional volunteers who intend to serve their community. It consists of the different age groups of the Somaliland community and is guided by the principles of equality, participation, dialogue, and respect. It intends to serve those who most in need of assistance and support such as elders, parents, children and young people.




READ MORE ABOUT SOMALILAND AMERICANS COMMUNITY!  

PHOTO GALLERY