FANAANKA CAANKA AH EE NUUR JAMA ADAN_NUURDALAY OO UMADA REER SOMALILAND UGU HAMBALYEEYAY XUSKA 18-KA MAY EE SANADKA 2017, UNA SHEEGAY JAALIYADDA NASIIBKA U YEESHAY IN UU SANADKAN LA CIIDO.

0
Wednesday May 03, 2017 - 01:19:41 in Latest News by Super Admin
  • Visits: 287
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FANAANKA CAANKA AH EE NUUR JAMA ADAN_NUURDALAY OO UMADA REER SOMALILAND UGU HAMBALYEEYAY XUSKA 18-KA MAY EE SANADKA 2017, UNA SHEEGAY JAALIYADDA NASIIBKA U YEESHAY IN UU SANADKAN LA CIIDO.

    SomalilandUSA.org(Washington, DC)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

SomalilandUSA.org(Washington, DC)

FANAANKA CAANKA AH EE NUUR JAMA ADAN_NUURDALAY OO UMADA REER SOMALILAND UGU HAMBALYEEYAY XUSKA 18-KA MAY EE SANADKA 2017, UNA SHEEGAY JAALIYADDA NASIIBKA U YEESHAY IN UU SANADKAN LA CIIDO.

 

Fanaanka caanka ah ee NUURDAALACAY, oo jaaliyadda reer Somaliland ugu hambalyeeyay xuska 18-ka May ee sanadka 2017.

Fanaanka oo hadalkiisa sii watay wuxuu sheegay in sanadka ay ka duwan tahay sanadadii hore, madaaba ay umadeenii ku dhiqnayd wadankii hooyo, ay haysato marxalado adag oo ay dhalisay abaarta mudaduba haysay halkaas, taas oo loo baahan yahay in dhaqaalo loo uruuriyo. Sanadkana uu socodkaygu noqon doono wacyo galin dhaqaalo uruuris iyo xusud maalintaa umada Somaliland ku qaalida ah.

 

Halkan ka Daawo fariinta Fanaanka NUURDAALACAY.

 

https://www.youtube.com/watch?v=PoKGWuswpoQ&feature=youtu.be

 

 

Gud. Jamal Y. Daroor




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


About Us

Somaliland community of Greater Washington DC Metro is a community organization, which is initiated by concerned professional volunteers who intend to serve their community. It consists of the different age groups of the Somaliland community and is guided by the principles of equality, participation, dialogue, and respect. It intends to serve those who most in need of assistance and support such as elders, parents, children and young people.




READ MORE ABOUT SOMALILAND AMERICANS COMMUNITY!  

PHOTO GALLERY