Adna Aden Ismail, Oo Jaaliyadda Reer Washington, DC, Ay u Qabanayaan Casho Sharfeed.

0
Wednesday June 28, 2017 - 20:33:18 in Special Events by Super Admin
  • Visits: 331
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Adna Aden Ismail, Oo Jaaliyadda Reer Washington, DC, Ay u Qabanayaan Casho Sharfeed.

    www.SomalilandAmericans.org(Washington, DC)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

www.SomalilandAmericans.org(Washington, DC)






Asalaamu Caleynku!

Waxaan idin ogaysiinaynaa in July 9, 2017, ay Adna Aden Ismail, oo ah sidaan wada ognahay.

1.        Xaaskii hore oo Madexweynaheenii, ilaahay janadii ha geeyee, Mohamed Haji Ibraahim Egal.

2.       Waxay shaqaalo hore ka ahaan jirtay, World Health Organizatio (WTO).

3.        Wasiirkii hore ee Wasaarada Arimaha Dabada Somaliland

4.      Asaasihii, Adna Hospital Hargeysa, ahna Directorka Hospitalka

5.      Waxay ku jirtaa, member of the Somaliland National Recognition Committee, uu madexweynuhu magacaaway bilo ka hor.

6.      Waana madexweyna, chairperson of the Europe Sub-Committee, waa urur ka jira Yurub.

Fadlan Adna Aden, waa qof meel kasta u leh  xarfad, runtiina waayo arag inagu kordhinaysa. Fadlan ka soo qayb gal Casho Sharaftaa.

Waa in aad la soo hadashaa telephone-nada ku qoran flyerka inta aanad imin, si kursi laguugu hayo.

 

Jamal Yusuf Daroor

Somaliland Community of Greater Washington, DC




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


About Us

Somaliland community of Greater Washington DC Metro is a community organization, which is initiated by concerned professional volunteers who intend to serve their community. It consists of the different age groups of the Somaliland community and is guided by the principles of equality, participation, dialogue, and respect. It intends to serve those who most in need of assistance and support such as elders, parents, children and young people.




READ MORE ABOUT SOMALILAND AMERICANS COMMUNITY!  

PHOTO GALLERY