Latest News

Madaxweyne Siilaanyo oo jidka Dawgacad ugu deegay lacag gaareysa 300.000 oo dollar

0 Visits: 331 | Sunday October 04, 2015 - 23:38:57
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),ayaa lacagtii ugu badnayd ugu deeqay Jidka Dawga Cad ee Hargeysa iyo Jabuuti,lacagtaas oo uu Madaxweynuhu gaadhsiiyay Guddiga Dawga Cad ee Hargeysa.

Read More »

Maayar caasimadda Hargeisa oo mamnuucay in Qaadka lagu dhex iibiyo Magaalada dhexdaada

0 Visits: 436 | Sunday October 04, 2015 - 23:35:30
Maayarka Casimada Hargeysa Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Solteco) ayaa shaaca ka qaaday qorsheyaal ay ku xoojinayaan bilicda caasimada Hargeysa oo ay ka mid tahay in magaaladda dhexdeeda laga mamnuuco in lagu iibiyo jaadka.

Read More »

Wasiirka Maaliyada Marwo Zamzam oo xilalkii u kala wareejisay Agaasimihii hore iyo Agaasimaha cusub

0 Visits: 382 | Sunday October 04, 2015 - 23:34:16
Wasiirka Wasaarada maaliyada Somalilad marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah xilalkii ugu kala wareejisay agaasimihii hore iyo agaasimaha cusub ee wasaaradaasi dhawaan loo soo magacaabay .

Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo cisbitaalka ku booqday Abwaankii waynaa ee Cali Sugule

0 Visits: 360 | Sunday October 04, 2015 - 23:32:48
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) oo ku sugan Waddanka Imaraadka Carabta, ayaa Cisbitaalka Magaalada Cujmaan, ku booqday Abwaanka weyn ee Cali Sugule Duncarbeed.

Read More »

Kulanka Maayar ku xigeenka Caasimada Hargeysa iyo Madaxda Magaalada Bristol

0 Visits: 830 | Sunday October 04, 2015 - 23:31:01
Maayar ku Xigeenka Caasimada Somaliland Xildhibaan Cabdicasiis Cagoweyne oo uu Weheliyo Safiirka Wareega ee Somaliland Amb. Kaysar Cabdilaahi Maxamed iyo xubno ka tirsan hormuudka Jaaliyada magaalada Bristol ayaa maanta la kulmay Madaxda Golaha Deegaanka ee Magaalada Bristol oo uu Hor kacayay Mayor…

Read More »

About Us

Somaliland community of Greater Washington DC Metro is a community organization, which is initiated by concerned professional volunteers who intend to serve their community. It consists of the different age groups of the Somaliland community and is guided by the principles of equality, participation, dialogue, and respect. It intends to serve those who most in need of assistance and support such as elders, parents, children and young people.




READ MORE ABOUT SOMALILAND AMERICANS COMMUNITY!  

PHOTO GALLERY